Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Dhallinyarada isku dayey tahriibka ee dib usoo laabtay


Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyaro intay Tahriibeen oo dhibaato badan soo mareen ugu dambayn dalkoodii dib ugu laabtay iyaga oo aan gaarin waddamadii Yurub ee marka hore hadafkoodu ahaa.

Waxaa ka sheekaynaya qaar ka mid ah dhalinyradii dhibkaa maray oo haatan ku kala nool magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa Iyo Burco.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa.

Bandhigga VOA: Dhallinyarada isku dayey tahriibka ee dib usoo laabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:51 0:00






XS
SM
MD
LG