Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Balanbal oo dagaallo ay ka dhaceen


Waxaa deggan xaaladda deegaanno ka tirsan degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud kadib dagaallo laba cisho socday uu dhex maray maleeshiyo beeleed halkaasi ku dhex maray.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Maclin Isaaq oo jooga magaalada Dhuusamareeb ayaa khadka telefonka kula xiriiray nabadoon Cabdulqaadir Maxamuud Shidane oo Guriceel ku sugan kana mid ah cuqaashii colaaddaasi ku baxday, wuxuuna weydiiyay sida uu xaalku hadda yahay.

Xaaladda degmada Balanbal oo daggan kadib dagaallo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00


XS
SM
MD
LG