Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay xiriirka Somaliland ay la leedahay dalalka Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya isagoo tilmaamay inay iskaashiga nabad galyada gobolka uu heerkii ugu sareeyey marayo.
Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.