Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano kale oo maanta lagu doortay Muqdisho


Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay qaar ka mid ah kuraarsta baarlamanka ee xubanah Gobolada Waqooyi ama Somaliland.

Doorashada oo ka dhacday Dugsiga General Kahiye ayaa ah tan ugu socodka badan marka loo eego maamul goboleedyada, ayada oo xildhibaanada Gobollada Waqooyi ay yihiin kuwa uga badan ee illaa hadda la doortay.

Weriyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan kasoo dirtay Muqdisho.

Xildhibaano kale oo maanta lagu doortay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00


XS
SM
MD
LG