GAROOWE —
Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gababeeyey shirweynihii 1-aad ee Cilmi- barista Caafimaadka oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Caafimaadka Qaranka, isla markana ahaa kii ugu horeeyay noociisa.
Wariyaha VOAda ee Garoowe, Nuux Muuse Birjeed ayaa warbixintan soo diray.