Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo markii ugu horreysay laga hirgaliyey adeegga caymiska gaadiidka


Somaliland ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey adeegga caymiska gaadiidka kaasi oo ay hogaaminayso Hay’adda Caymiska Somaliland.

Warkan waxaa Hargiesa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo markii ugu horeysay laga hirgaliyey adeegga caymiska gaadiidka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


XS
SM
MD
LG