GAROWE —
Israsaaseyn lagu dhaawacay dhowr qof oo uu ku jiro mid ka mid ah murashixiinta u taagan kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Faah-faahinta warkan waxaa magaalada Garoowe kasoo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available