DHUUSAMAREEB —
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maalintii labaad ka socda degaano hoos taga demada Balanabal ee gobolka Galguduud.
Dagaalka maanta oo la soo warinayo inuu ka xoog badan yahay kii shalay ayaa dhaliyay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Gaalkacyo.