JOWHAR —
Maamulka HirShabeelle ayaa maanta si rasmi ah u billaabay doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, ayada oo kuraastii ugu horeysya lagu doortay magaalada Jowhar.
Jowhar oo ah mid ka mid ah labada deegaan doorasho ee maamulka ayaa waxaa maanta lagu doortay lix xildhibaan.
Warbixintan waxaa noo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.