Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha: Doorashada Golaha Shacabka


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Golaha Shacabka Soomaaliya ee dalka ka socda, iyo sida ay illaa iyo hadda loo hirgelinayo. Waxaa marti ku ah Dr. Nuur Xasan oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika. Waxaa inala socod siinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhagaystaha: Doorashada Golaha Shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:23 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG