Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano cusub oo maanta lagu doortay Baydhaba


Doorashada Jubaland
Doorashada Jubaland

Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si dardar leh uga socota Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana maanta mar kale la doortay xildhibaano cusub.

Doorashada oo ka socota magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulkaas ayaa waxaa maanta lagu doortay shan xildhibaan oo ka mid ah kuwa uu Maamulka Koonfur Galbeed uu ku yeelanayo Baarlamanka Federalka Soomaaliya

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

Xildhibaano cusub oo maanta lagu doortay Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00




XS
SM
MD
LG