Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaac laga qabo hoos u dhac ku yimaada cod-bixiyeyaasha Soomaalida Kenya


Iyada oo dalka Kenya ay ka bilaabatay qaadashada kaararka codeynta doorashada madaxtanimada ee lagu wado inay dhacdo bisha August ee sanadkan ayaa haddana siyaasiinta Soomaalida waxa ay aad uga walaacsan yihiin in abaaraha iyo daruufaha dhanka amniga ah ay sababaan hoos u dhac weyn.

Duruufaha ka jira gobolka Waqooyi Bari ayaa saamayn ku yeelan karaan hoos u dhac ku yimaada tirada dadka Soomaalida ee la filayay inay isku diiwaan geliyaan qaadashada kaararka codeynta doorashada Kenya.

Siyaasiinta Soomaalida ayaa Soomaalida Kenya ugu baaqay inay isku diiwaan geliyaan doorashada si ay codkooda u dhiibtaan.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayay warbixintan inoo soo diray.

Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya oo ka walaacsan hoos u dhac ku yimaada codbixiyeyaasha Waqooyi Bari
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00


XS
SM
MD
LG