Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biixi oo Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda


Madaxweyne Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddiga diiwangelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada siyaasadda ee Somaliland. Guddigan la magacaabay iyo ahmiyadda uu u leeyahay doorashooyinka soo socda ee Somaliland warbixin ku saabsan waxaa Hargeysa nooga soo diray Khadar maxamed Cakule.

Magacaabista Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG