KISMAAYO —
Kulan looga hadlay amniga doorashooyinka xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayna ka qeebgaleen saraakisha ciidamada ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta amniga goobaha doorashada.
Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.