Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Amniga oo ka hadlay ciidanka la geeyey Beledweyne


Cabdullaahi Maxamed Nuur

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inay isku raaceen in ciidammada la geeyay Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo saaro, laguna celiyo xeryahoodii.

Haddaba Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa VOA uga warramay kulankii maanta, ciidamada la geeyey magaalada Beledweyne, iyo xaaladda amni ee Suuqa Bakaaraha.

Waxaa wareysatay Falastiin Axmed Iimaan.

Wareysi: Wasiirka Amniga oo ka hadlay ciidanka la geeyey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:48 0:00


XS
SM
MD
LG