Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiyiinta Hiiraan oo kasoo horjeestay ciidanka la geeyey Beledweyne


Ciidamada Soomaaliya
Ciidamada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federaalka Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax, xidlhibaanno iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiraan oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa si weyn uga soo horjeestay ciidamada la geeyay Beledweyne.

Xubnahan ayaa sheegay in ciidankaas loo adeegsan rabo dano siyaasadeed, waxayna ugu baaqeen ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble inuu qaado tallaabo uu wax uga qabanayo.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan soo dirtay.

Siyaasiyiinta Hiiraan oo kasoo horjeestay ciidanka la geeyey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00


XS
SM
MD
LG