Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waare: "Ciidanka la geeyey Beledweyne waxaa lagu boobayaa doorashada"


Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare
Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamey ciidamada maanta gaarey magaalada Beledweyne in ay yihiin kuwo la doonayo in doorashada lagu boobo.

Falastiin Axmed Iiman ayaa ugu horeyn weydiisey Madaxweyne Waare sida uu u arko ciidamadan saaka gaarey Beledweyne.

Wareysi: Waare oo ka hadlay ciidamada la geeyey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00



XS
SM
MD
LG