Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Federaalka oo ciidamo gaysay Beledweyne


Ciidamada Soomaaliya
Ciidamada Soomaaliya

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo xooggan oo loogu diyaar garoobaya doorashada qaar ka mid ah kuraasta maamulka HirShabeelle uga mid noqonaya Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

Magaalada waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, xilli ay shalay ka dhaceen dibad-baxyo, sidoo kalena ciidan hubeysan ay sheegeen inay qabsadeen qeyb ka mid ah magaalada.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray Beledweyne.

Dowladda Federaalka oo ciidamo gaysan Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00



XS
SM
MD
LG