Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano maanta lagu doortay Muqdisho iyo Baydhaba


Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si dadar leh uga socota qaar ka mid ah magaalooyinka loo asteeyey inay noqdaan deegaan doorashada.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday doorashada kuraasta qaar ka mid ah xubnaha Gobolada Waqooyi uga mid noqonaya Golaha Shacabka.

Sidoo kale, kuraas dhowr ah ayaa iyana maanta lagu doortay magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay, kuwaas oo qeyb ka ah kuraasta Koonfur Galbeed ee baarlamanka.

Weriyayaasha VOA ee Muqdisho iyo Baydhaba Cabdulqaadir OK iyo Mukhtaar Catoosh ayaa warbixinadan soo diray.

Xildhibaano maanta lagu doortay Muqdisho iyo Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00


XS
SM
MD
LG