Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Tacaddiyada loo gaysto suxufiyiinta Soomaaliyeed

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tacaddiyada loo gaysto suxufiyiinta Soomaaliyeed. Waxaa marti ku ah Cabdalla Axmed Muumin oo hoggaamiya ururka u duuda xuquuqda suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS. Nuur Xasan Nuur ayaa barnaamijka daadihinaya.

Wicitaanka Dhageystaha: Tacaddiyada loo gaysto suxufiyiinta Soomaaliyeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:26 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG