Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kayd: Somaliland way joojineysaa wada-hadalladii Somalia


Ciise Kayd
Ciise Kayd

Somaliland ayaa sheegtay inay joojin doonto wada-hadallada kala dhexeeya Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay inaanay madaxda Soomaaliya diyaar u ahayn inay midho dhalaan wada-hadalladu.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamud ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Ethiopia, dekedda Zaylac, Xiriirka Taiwan iyo Somaliland iyo dooddii dhawaan uu Baarlamanka UK ka yeeshay aqoonsiga Somaliland.

Weriyaha VOA Khadar Cakulle ayaa ugu horeyn weydiiyey wasiirka bal inuu faah-faahiyo safarkii uu Madaxweyne Biixi ku tagay Ethiopia.

Somaliland 'oo joojineysa' wada-hadalladi dowladda federaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00



XS
SM
MD
LG