KISMAYO —
Boqollaal qoys oo horleh oo kasoo barakacay abaaraha ka jira Jubaland ayaa dhawaan gaaray xeryo barakac oo ku yaala magaalada Kismayo, waxaana dadkan ay sheegeen in muddo laba bil ah oo ay ku suganyihiin xeryaha barakaca aysan helin wax gargaar ah.
Warbixintaan waxaa Kismayo kasoo diray, Adan Maxamed Salad.
Facebook Forum