Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex dhallinyaro ah oo lagu dilay Gaalkacyo


Rag habuysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay saddex dhallinyaro ah, iyada oo ciidanka booliiskuna uu sheegay in qaar ka tirsan kuwii dilka geysay gacanta lagu hayo.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Dhuusamareeb ka soo diray Cabdiwaahix Macallin Isaaq.

Dhageyso dilka Galkacyo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG