Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdi X. Cabdillaahi oo faragalin ku eedeeyey RW Rooble


Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, siyaasiyiin iyo odeyaal dhaqameed kasoo jeedo Somaliland oo maanta Muqdisho ka hadlay ayaa dalbaday in la hakiyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee dhowaan la shaaciyay in Muqdisho lagu dooranayo, iyagoo ku eedeyay Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen rooble inuu faragelinayo doorashada.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaha VOA-da Cabdulcasiis Barrow.

Dhageyso doorashada Aqalka Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG