BOORAMA —
Furashada ururada siyaasada iyo xeerka doorashooyinkooda ayay horey go'aan uga soo saartay Maxkamda Sare ee Somaliland, waxaana arrintaasi noqotay waxay mid bulshada ku nool Somaliland aad u hadal hayaan, kadib markii xukuumada iyo Mucaaradku is-af-garad ka gaareen.
Warbixintan waxaa Boorama nooga soo diray wariyahayaga Haashim Sh. Cumar Good.