Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo ka hadlay doodda baarlamanka UK ee aqoonsiga Somaliland


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamanka UK u yeeshay Talaadadii.

Dooddaas ayaa waxaa gadaal ka riixiyey qaar ka mid ah xildhibaanada UK oo doonaya in dowladda dalkaas ay aqoonsato Somaliland, inkasta oo xukuumadda Boris Johnson ay sheegtay in taasi ay u taallo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Biixi oo ka hadlay doodda baarlamanka UK ee aqoonsiga Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00



XS
SM
MD
LG