Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo guddoomiye doortay

Maxamed Cawil
Maxamed Cawil

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ee Soomaaliya ayaa maanta guddoomoye u doortay Maxamed Cawil Warsame.

Maxamed Cawil ayaa ku guuleystay doorashadan ka gadaal markii uu doorashada isaga haray musharaxii la tartamayay Mustaf Macallin Cali.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdishu inoo soo diray.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo guddoomiye doortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00


XS
SM
MD
LG