Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumannaan qoys oo dib ugu soo noqday Boosaaso kadib xabbad-joojintii dhaqan gashay


Xaaladda magaaladda Boosaaso ayaa deggan wixii ka danbeeyey xabbad-joojintii uu madaxweynaha Puntland ku baaqay, dhinaca kale waxaa dib magaaladda ugu soo noqdey ku dhowaad 16 kun oo qoys oo ka barakacay dagaaladii mudadda saddexda cisho ah halkaas ku dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa PSF.

Faduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan magaaladda Boosaaso inooga soo dirtay.

Kumannaan qoys oo dib ugu soo noqday magaalada Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG