Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay ujeedada wafdiga Dowlad Deegaanka Soomaalida ee ku sugan Boorama?


Wafti ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa gaaray magaalada Boorama ee Somaliland, waxaana booqashada wafdiga ujeedadeedu tahay sidii ay ugu kuur gali lahayeen hab maamulka shirkada Shaba ee maamusha adeega biyaha Boorama.

Dowladda Deegaanka ayaa dooneysa in si hanaan kaas la mid ah ay ugu adeegsadaan wakaaladaha biyaha magaalooyinka waaweyn ee Ismaamulka Soomaalida.

Wariyaha VOAda Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan magaalda Boorama ka soo diray.

Maxay tahay ujeedada wafdiga DDS ee ku sugan Boorama?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG