Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Muuse Biixi oo booqanaya Addis Ababa


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tegay dalka Ethiopia kadib markii uu casuumad rasmi ah ka helay Ra’isal Wasaaraha Ethiopia, sida ay sheegtay madaxtooyada Somaliland.

Muuse Biixi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Bole international Airport kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka maaliyadda Ethiopa Axmed Shide iyo wasiiru dawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia, Mr. Redwan Hussein.

Wasiirro ka tirsan Somaliland ayaa hordhac ahaan usii tagay dalka Itoobiya kahor safarka madaxweyne Muuse Biix.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Madaxweyne Muuse Biixi oo booqanaya Addis Ababa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


XS
SM
MD
LG