MUQDISHO —
Waxaa maanta dalka Turkiga loo qaaday afhayeenka dowladda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay lagu dhaawacay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Haddaba gurmadkan caafimaad ayaa Nuur Xasan Nuur uu ka waraystay Liibaan Cabdi Cali oo ah agaasimaha warfaafinta ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.