Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo go'aan ka gaartay xeerka furista ururada


Somaliland
Somaliland

Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa shalay go’aamo ka soo saartay dacwad sharci oo lagu muransanaa oo la xiriirta xeerka 14-aad ee furista ururada siyaasadda.

Xukuumadda, Xisbiyada Mucaaradka ah iyo siyaasiyiinta doonaya inay ururo cusub oo siyaasadeed furtaan ayaa soo wada dhaweeyay go’aanka maxkamadda, inkasta oo dhinackastaa sheeganayo in guushu ay dhankooda raacday.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakuule ayaa warbixintan Hargeysa kasoo diray.

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo go'aan ka gaartay xeerka furista ururada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00



XS
SM
MD
LG