Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha: Sababta ugu wacan dilalka Soomaalida Ohio


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta ugu wacan dilalka Soomaalida magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Dilalkaas ayaa waxaa ugu dambeeyey kii Sheekh Maxamed Aadan oo dhacay bishii December 2021.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Horseed Cayni Nuux, oo ah afhayeenka dalladda Masaajidada Soomaalida ee gobolka Ohio, waxaana wareysanaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhagaystaha: Sababta ugu wacan dilalka Soomaalida Ohio
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG