MAXAAS —
Wararka naga soo gaaraya degaanka Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in abaar daran ay hadda wajahayaan dadka iyo duunyada ku nool degaankaas iyo tuulooyinka dhowr ah oo hoos yimaada.
Xaaladda abaarta iyo meelaha ugu daran, ayaa wariyaha VOA ee gobolka Hiiraan, Xuseen Xasan Dhaqane uu ka waraystay Guddoomiyaha Degmada Maxaas Mumin Maxamed Xalane.
Facebook Forum