Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia ‘oo wajaheysa’ musiibo bani’aadaminimo


Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digeysa in Ethiopia ay qarka u saaran tahay masiibo bani’aadaminimo iyadoo dagaallada ka socda dhinaca waqooyi ay ka hortagayaan in la gaarsiiyo cunto baahi loo qabo malaayiin qof oo ku nool gobolka Tigrayga ee ay dagaalladu ka jiraan.

Warbxintan ay diyaarisay diyaarisay Lisa Schlein ayaa waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Ethiopia ‘oo wajaheysa’ musiibo bani’aadaminimo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00



XS
SM
MD
LG