Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Golaha Wakiillada oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2022-ka

Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyad dowladda ee sanadka 2022-ka, taasi oo muddo hortàallay golaha. Fadhiga Golaha ayaa waxaa hareeyay buuq ka hor inta aan codka loo qaadin ansixinta miisaaniyadda.

Wariyaha VOA, Khadar Maxamed Cakule, ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.

Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG