Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad kasoo cararay abaaro daran oo soo gaaray degmada Diinsoor


Abaaraha ka jira qeybo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa saameeyey boqollaal kun oo xoolo-dhaqato iyo beeraley isugu jira oo ku nool gobollada koofureed ee Soomaaliya.

Dadkaasi waxaa ku jira boqollaal qoys oo markii ay ku xoolo beeleen abaarta kusoo barakacay oo soo miciin biday degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Wariyaha VOAda Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Dhageyso abaaraha Diinsoor
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG