Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiyiinta Puntland oo ka horyimid go'aankii Isimada


Gudoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil, madaxweynayaashii hore ee Puntland Senator C/raxmaan Faroole iyo Dr Cabdiweli Gaas, oo Boosaso u tagay xalinta rabshadiihii ka dhacday magaalada ayaa soo saaray Bayaan ay ku caddeeyeen in aan lagala tashan go'aankii Isimada.

Waxay kaloo go'aankii 5ta Isin ku tilmaameen mid aan wax u tarayn xasiloonida iyo wadajirka Puntland.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inoo heysa.

Khilaaf xoog leh oo soo kala dhex galay siyaasiyiinta iyo Isimada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00


XS
SM
MD
LG