Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee Golaha Wadatashiga Qaran


Madaxweyne Dawladda Federaalka ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay go'aankii Golaha Wadatashiga Qaran ay ka soo saareen shirkii ay dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku boorriyay in ay dardargeliyaan fulinta heshiiska, sida uu warbixintan wariyaha VOAda ee magaalada Muqdisho, C/qaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso khudbadda Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG