MUQDISHO —
Isbitaalka degmada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool ayaa laga fulinayaa mashruur indha-fiiqis lacag la'aan ah oo loo sameynayo inkabadan 400 oo ruux.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa Khadka telefoonka kula xiriiray mid ka mid ah dhakhaatiirta fulinaysa adeeggan oo lagu magacaabo Dr Siciid Xuseen Geeddi oo ah Agaaismaha Ururuka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed, kana hawgala cisbitaalka Community Eye Hospital ee Muqdishu.
Facebook Forum