Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee bulshada rayidku u aragtaa heshiiska cusub ee doorashada?


Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa ka hor intii aysan soo saarin war-murtiyeedka waxay kulamo la yeesheen dhinacyo ay ka mid yihiin ururrada bulshada rayidka.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay Gudoomiyaha ururada bulshada rayidka Cusmaan Muxiyadiin Shaatax, waxaana ay weydiisay si uu u arko heshiiskan?

Sidee bulshada rayidku u aragtaa heshiiska cusub ee doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG