Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa sababay in Ciidamada Xoogga Dalka ay ku dhex milmaan khilaafka siyaasadda?


Army
Army

Madaxda dowlad goboleedyada iyo Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ka arrinsanayay arrimaha doorashooyinka ayaan wali xal kama dambays ah ka gaarin, khilaafkii ka taagnaa in la dardar galiyo doorashada.

Arrimaha aan wali la isku fahmin ayaa waxaa kamid ah, cidda qaadaysa ma’suuliyadda ammaanka dalka, gaar ahaan midda doorashada.

Haddaba ma haboontahay in xilligan uu amniga doorashada uu la wareego Maxamed Xusein Rooble, maxaa sababay in Ciidamada Xoogga Dalka ku dhex milmaan khilaafka siyaasadda, su’aalahaasi iyo kuwo kale ayuu Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed waydiiyay, wasiirkii hore Gaashaandhigga ee DFS, Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed oo uu kula kulmay magaalada Naiorbi.

Wareysi: Maxaa sababay in Ciidamada Xoogga Dalka ay ku dhex milmaan khilaafka siyaasadda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


XS
SM
MD
LG