Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ku soo Kordhay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?


Golaha Wadatashiga Qaran
Golaha Wadatashiga Qaran

Magaalada Muqdishu waxaa weli ka soconaya shirkii Golaha Wadatahsiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee shirkaas waxaa Muqdishu inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00


XS
SM
MD
LG