Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xabbad-joojin la dhex-dhigay beelo ku dagaallamay deegaanka Saax-Meygaag

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo odayaasha deegaanka
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo odayaasha deegaanka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash iyo odoyaasha dhaqanka ee deegaanka ayaa maanta ku guuleystay in ay heshiis xabbad-joojin ah dhex-dhigay beelo ku dagaallamay gobollada Sool iyo Nugaal. Heshiiska ayaa sidoo kale dhigaya in la kala fogeeyo maleeshiyada labada beelood ka soo jeeda. Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray weriyaha VOA Cabdikariim Olol.

Xabad-joojin la dhex dhigay beelo ku dagaalamay Saax-Meygaag
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG