Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal uu Alshabab ku qaaday deegaanka Baxdo ee Galmudug


Dagaal ayaa saaka arroortii ka dhacay deegaanka Baxdo ee maamulka Galmudug. Dabley hubaysan oo ka tirsan Alshabab ayaa la sheegay inay weerartay deegaanka, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaarey dhinacyadii dagaalamayey.

Gudoomiyaha Baxdo, Maxamed Cabdullahi Muuse ayaa Sahra Cabdi Axmed uga warramay sida dagaalku uu u dhacay?

Dhageyso weerarka deegaanka Baxdo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG