MUQDISHO —
Magaalada Muqdisho waxaa wali ka socday shir xasaaasi ah oo ay leeyihiin Madasha Qadatashiga Qaran oo ka doodaya amniga iyo arrimaha doorashada, waxaana wararka ku dhow dhow shirka ay sheegaya in dhinacadu ay wali isku mari la'yihiin cidda qaadaysa mas’uuliyadda guud ee amniga dalka.
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka waxaa warbixintan Muqdisho nooga so diray Cabdulcasiis Barrow.