Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda oo ka cabanaya 'xadgudubyo' ka dhan ah xuquuqdooda


Xiriirka Guud ee ururka Shaqaalaha Dowlada oo ah urur madaxbanaan oo u xilsaaran ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Dowlada ayaa sheegay in waqtigan kala guurka ah ay jiraan xadgudubyo loo gaysto qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka dowladda, kuwaas oo tirsanaya caddaalad darro.

Hadaba kulan ay masuuliyiinta xiriirka guud ee ururka shaqaalaha dowlada ay Muqdisho ku qabteen.

Waxaa warbintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda oo ka cabanaya 'xadgudubyo' ka dhan ah xuquuqdooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG