Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ku cusub wadahadallada dhinacyadii ku dagaallamay Boosaaso?


Rajo ayaa laga qabaa in xal nabadeed laga gaaro dagaalkii mudada saddexda maalmood ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaaladda Boosaaso, kadib markii ay siyaasiyiin, Isimo iyo wax garad kale ay magaaladda Boosaaso ka bilaabeen dhexdhexaadin iyo xaqiiqo raadin la xiriirta waxa sababay dagaalkaas.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inooga soo dirtay magaaladda Boosaaso.

Maxaa ku cusub wadahadallada dhinaciyadii ku dagaallamay Boosaaso?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00


XS
SM
MD
LG