DHUUSAMAREEB —
Mas’uuliyiinta magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa faahfaahin ka bixiyey isku dhac shalay magaalada ku dhexmaraya laba dhinac oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya.
Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.