Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kusoo kordhay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka socda?


Magaalada Muqdishu waxaa maalintii saddexaad ka soconaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qaybgalayaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana maant ay la kulmeen hoggaamiyayaasha ururada bulshada rayidka ah.

Dhinaca kale, waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo hoggaamiyayaasha inay ka sal-gaaraan dhibaatooyinka hakiyey doorashada.

Weriyahayaga Muqdishu Seynab Abuukar ayaa la kulnatya siyaasiyiin iyo waxgarad kale oo ay weydiisay sida ay u arkaan shirkan?

Maxaa ku soo kordhay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:15 0:00


XS
SM
MD
LG